Alshabaab oo Maanta la Wareegay Degmada Ceel-waaq  ee Gobalka Gedo

HomeWararka

Alshabaab oo Maanta la Wareegay Degmada Ceel-waaq ee Gobalka Gedo

Radio Daljir Wararka ay ka helayso Degmadda Ceel-Waaq ayaa sheegaya in halkaas ay la wareegeen ciidamo katirsan Alshabaab,kadib markii ay isaga baxeen

Axmed Xasan: “Itoobiya ma awoodo in ay nagula gorgortanto bada cas iyo Baabul-mandabba
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kiiska Ikraan Tahliil kala shiray Midowga Musharixiinta
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Radio Daljir Wararka ay ka helayso Degmadda Ceel-Waaq ayaa sheegaya in halkaas ay la wareegeen ciidamo katirsan Alshabaab,kadib markii ay isaga baxeen magaaladda Ciidamadi dowladda ee joogay.

Al-shabaab ayaa Markii ay la wareegeen Degmada Ceel-waaq waxaana ay Dab qabadsiiyeen Xarunta Degmada,iyadoo sidoo kale Miinooyin ku Xiray Saldhigga Degmada Ceel-waaq.

Dhanka kale Ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya ayaa Magaalada uga baxay dhanka Xadduuda Ceel-waaq uu la leeyahay Kenya.

ilaa iyo hadda majirto masuul katirsan dowladda Somaaliya Ama saraakisha gobalkaas oo ka hadlay la wareegitaanka Ceel-Waaq ee Alshabaab

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: