Meydadka Somaalidii Oromadda laysay oo Maanta La Aasay (Sawiro)

HomeWararka

Meydadka Somaalidii Oromadda laysay oo Maanta La Aasay (Sawiro)

Magaaladda Jig-jiga ee Dowladda degaanka Somaalida Itoobiya Waxaa lagu Aasay Maanta Allaha u Naxariiste 28 qof oo Somaali ah kuwaas oo maalmo kahor Q

Tumey oo Codsaday in Caasimadda Somaaliya laga dhigo Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Garowe (dhegayso)
Gudomiyaha Gobolka Mudug Feysal Sheekh Cali oo Daljir uga warbixiyey kulamo uu la qaatay

Magaaladda Jig-jiga ee Dowladda degaanka Somaalida Itoobiya Waxaa lagu Aasay Maanta Allaha u Naxariiste 28 qof oo Somaali ah kuwaas oo maalmo kahor Qoomiyadda Oromadu ku laysay degaanka Hawadaay oo caan ku ah soo saarka Qaadka.

Aas kan Qaran ayaa waxaa ka qaybgaley Masuuliyiinta Ugu Sareysa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan.

dadkan la Aasay Maanta ayaa Waxaa ay kicisay Caro xoogan oo loo qaaday Qoomiyadda Oromada,waxaana laga Cabsi qabaa in la beegsado Oromadda kunool degaanada kale ee Somaalida.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: