Madaxweyne Gaas: “Shacabka Puntland Ha Ilaashan Nabadda iyo Xasiloonida” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas: “Shacabka Puntland Ha Ilaashan Nabadda iyo Xasiloonida” (dhegayso)

Madaxweyna Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 15 September 2017 dalka dib ugu soo laa

Ra’iisal Wasaaraha XFS oo kormeeray xarunta dhexe ee maamulka hawada dalka (Sawiro)
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey miisaaniyadda sanadka 2022
Diyaar Garowga Munaasabadda Ciidul Adxaa ee Garoowe (dhegayso)

Madaxweyna Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 15 September 2017 dalka dib ugu soo laabtay, kadib gudashada rukniga diiniga ah ee Xajka.

Madaxweynaah dawladda Puntland ayaa ugu horayn ka warbixiyey socdaalkiisii dalka sucuudiga iyo dalka isutaga Imaaraadka Carabta oo uu soo maray, waxaana uu sheegay Madaxweynuhu in isaga iyo weftiga uu hogaaminayo ay dalka Sucuudiga u tageen gudashada waajibaadka Xajka .

Hoos kadhegayso Wariye Xasan heykal oo Warbixintan Boosaaso kasoo diray

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: