Diyaar Garowga Munaasabadda Ciidul Adxaa ee Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Diyaar Garowga Munaasabadda Ciidul Adxaa ee Garoowe (dhegayso)

Maalinimada beri ayaa waxaa dunida Muslimka looga dabaal dagayaa maalinta koowaad ee Ciidda Barakaysan ee Ciidul Adxaa. Garoowe ayaa ka mid ah maga

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo ka hadlay dagaalka ka socda dalkaas.
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha wadatashiga Qaran
Issimadda Gobalka Nugaal oo ku guulaystay inay kala qaadan Ciidanki is horfadhiyeey

Maalinimada beri ayaa waxaa dunida Muslimka looga dabaal dagayaa maalinta koowaad ee Ciidda Barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Garoowe ayaa ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya ee sida wayn looga diyaar garoowayo ciidda, iyadoona dhanka kalle ay jiraan dad badan oo ay haysato darruufo dhanka ciidda oo ay ka mid tahay dhaqaalle la’aan iyo sicir bararka kajira Puntland.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: