Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Carabey oo Tababar u Furay Ciidamo (Sawiro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Carabey oo Tababar u Furay Ciidamo (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gal-Mudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo ay waheliyaan Xildhibaano katirsan Maamulkaas ayaa Maanta duleedka Cadaado Xiro ku taaal wuxu tababar uga furay ciidamo cusub oo kamid noqonaya Kuwa Gal-Mudug.

Munaasabada furitaanka Tababarka waxaa sido kale ku sugnaa Saraakiisha Amisom Taliyaasha Qeybta 21a,aad ee Ciidanka xoogga dalka Sooamaliya iyo Madax kale,kuwaas oo goobta ka hadlay.

Maxamed Xaashi Cabdi Carabey Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gal-Mudug oo la hadlayeey Ciidamada ayaa u jeediyeey Ciidanka dardaaran ku aadan tababarka ay qadanayan,isago shegay in looga bahanyahay ciidamadan inay amaradda saraakishooda qaatan.

Hoos kadaawo Sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com