Maxaad Kalasocota Imaraadka oo Somaaliya Siinaya $90 million

HomeWararka

Maxaad Kalasocota Imaraadka oo Somaaliya Siinaya $90 million

Sanduuqa hormarinta Abu Dubai ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya uu siinayo lacag dhan AED330 Million oo u dhiganta ($89.8 million), taasi oo uu sheegay

Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe
Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka oo Shacabka Muqdisho ugu Baaqay Kashaqaynta Amaanka (dhegayso)
TPLF oo sheegtay in Ciidamadoodu aysan hubka dhigayn ilaa dammaanad buuxda ay ka helayaan shacabka Tigray

Sanduuqa hormarinta Abu Dubai ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya uu siinayo lacag dhan AED330 Million oo u dhiganta ($89.8 million), taasi oo uu sheegay in uu uga qeyb qaadan doono hormarka ka socda Soomaaliya.

Lacagtan uu Sanduuqa hormarinta Abu Dubai ugu deeqay Soomaaliya ayaa waxa uu u jeedka ku sheegay in ay tahay in ay si gaar ah ugu taageeraan dhismayaasha, kor u qaadida dhaqaalaha, beeraha, amniga, caafimaadka, biyaha iyo waxyaabo kale.

Sidoo kale Sanduuqa hormarinta Abu Dubai ayaa waxa uu sheegay in marwalba ay diyaar u yihiin in ay taageeraan shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed, oo hada ku jira xaalado adag, loona baahan yahay in garab la siiyo.

Masuuliyiinta Sanduuqa ayaa sheegay in mashaariic hormarineed ay horey uga fuliyeen dalal badan oo ku yaalla Afrika, kuwaasi oo ku jira xaalada koriimada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: