Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Marcelo iyo Real Madrid illaa 2022 (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Marcelo iyo Real Madrid illaa 2022 (dhegayso)

Kulamo ka tirsan Europa League ayaa la ciyaaray heerka guruubyada, kooxihii caanka ahaa oo dhanna guulo ayey ku daahfureen. Kulankii Arsenal iyo FC Co

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo Koobka Adduunka, Ruushka 2018 (dhegayso)

Kulamo ka tirsan Europa League ayaa la ciyaaray heerka guruubyada, kooxihii caanka ahaa oo dhanna guulo ayey ku daahfureen. Kulankii Arsenal iyo FC Cologne ayaa il gaar ah lagu hayey, waxaana guushu raacday Arsenl 3:1 FC Koln.

Real Madrid ayaa heshiis 5 sano ah waxay ka saxiixday ciyaaryahanka lagu magacaabo Marcelo oo difaaca ka ciyaara, wuxuuna sii joogi doona illaa iyo 2022.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: