Xubintii Ciyaaraha iyo Koobka Adduunka, Ruushka 2018 (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan isreebreebka koobka adduunka ee dalka Ruushka lagu qaban doono,  waxaana isla maanta kulamo saaxiibtinimo ah ciyaaray xulalka qaarkood oo horay ugu soo baxay kaqaybgalka koobka adduunka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com