HomeUncategorized

Qorane Cabdi Cali oo ahaa sarkaal ka tirsan ilaalada Villa Somaliya oo u galay Al-shabaab.

Muqdisho, July 21 – Qorane Cabdi Cali oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka ilaalada Villa Somaliya, una galay xarakada Al-shabaab ayaa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho. Waxaa uu sheegay in uu ahaa ‘gaala la jiif’, hadana u garawsaday gefkiisii, uuna ku faraxsan yahay in uu ku biiray xarakada Al-shabaab. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 64-unug oo al-shabaab ay ku bur burisay Muqdisho bilihii tegay
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE
DHAGAYSO:Weerar ay labo Qof ku Geeriyoodeen oo Gaalkacyo ka Dhacay

Muqdisho, July 21 – Qorane Cabdi Cali oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka ilaalada Villa Somaliya, una galay xarakada Al-shabaab ayaa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho. Waxaa uu sheegay in uu ahaa ‘gaala la jiif’, hadana u garawsaday gefkiisii, uuna ku faraxsan yahay in uu ku biiray xarakada Al-shabaab.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: