Qorane Cabdi Cali oo ahaa sarkaal ka tirsan ilaalada Villa Somaliya oo u galay Al-shabaab.

Muqdisho, July 21 – Qorane Cabdi Cali oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka ilaalada Villa Somaliya, una galay xarakada Al-shabaab ayaa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho. Waxaa uu sheegay in uu ahaa ‘gaala la jiif’, hadana u garawsaday gefkiisii, uuna ku faraxsan yahay in uu ku biiray xarakada Al-shabaab.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com