DHAGAYSO:Weerar ay labo Qof ku Geeriyoodeen oo Gaalkacyo ka Dhacay

Somalia, November 14, 2015 (Daljir) —Ugu yaraan labo ruux ayaa ku geeriyootay weerar ay maanta kooxo hubaysan ku qaadeen mid kamid ah xarumo dhawaan maamulka gobolka Mudug uu kala wereegay dad shacab ah oo ku taala xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacyo.
 
Goobtan la weeraray ayaa horey u ahaan jirtay xaruntii howlaha guud iyo Gaadiidka ,taasi oo bilo ka hor lagu wareejiyay maamulka gobolka Mudug ee Puntland,waxaana iska caabin dhex- martay maleeshiyaadka iyo ciidamo ka tirsan Puntland ku dhaawacmay in ka badan 10 qof.
 
Wariye Shaafici ayaa warbixintan Gaalkacyo inooga soo Diray 
 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com