Garowe oo Laga Furay Goob Haweenka Kaliya Ku Qaxweyaan (dhegayso)

HomeWararka

Garowe oo Laga Furay Goob Haweenka Kaliya Ku Qaxweyaan (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garowe Ayaa Sanadihii ugu dambeyeey samaysanaysay Hormar dhinacyada Dhismayaasha,Ganacsiga ,Waxaana jira Qurba Joog dalka imaan

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 10aad
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Dowladda Federaalka oo shaacisay kisaas Cusub oo Covid19 ah (Daawo)

Caasimadda Puntland ee Garowe Ayaa Sanadihii ugu dambeyeey samaysanaysay Hormar dhinacyada Dhismayaasha,Ganacsiga ,Waxaana jira Qurba Joog dalka imaanaya oo ka Hirgalinaya Goobo Casri ah oo la isugu yimaado.

Garowe Waxaa Laga Hirgaliyeey Goob lagu Magacaabo Lades Cafe ,Waxaana isugu yimadaa oo kaliya Dumarka,kuwaas oo halkaas ku sheeko wadaaga Arimahooda gaarka ahna uga hadla.

Hadana Wariyeheena Xaawo Axmed Maxamed ayaa booqatay goobta Warbixintana inooga diyaarisay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0