FALANQAYN: Maxaa Soo Celceliya Diidmadda Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

HomeWararka

FALANQAYN: Maxaa Soo Celceliya Diidmadda Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

Wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa shalay ku amartay ganacsatda inay kala soocin lacagaha shilin Soomaaliga ee ee yaala gudaha Puntland, dhanka kalen

R/wasaare Khayre iyo Guddoomiye Yariisow oo kormeerey Degmada Hilwaa
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka: “Xaalufinta deegaanka iyo dhoofinta dhuxushu waa musiibo Qaran
Guddoomiyihii Baraawe & kuxigeenkiisi oo xilka laga qaaday

Wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa shalay ku amartay ganacsatda inay kala soocin lacagaha shilin Soomaaliga ee ee yaala gudaha Puntland, dhanka kalena dowladda ayaa maanta magaalada Bosaso u xirtay qaar ka mid ah sariflayaasha Bosaso oo lagu eedeeyey inay diideen qaadashada lacagaha shilin Soomaaliga qaar ka mid ah.

Puntland ayaa waxaa bilooyinkii ugu dambeeyey ka jiray jahwareer ka dhashay lacagaha Shilin Soomaaliga oo samaayn ku yeeshay inbadan oo ka mid ah nolosha dadka danyarta iyo ganacsataduba,

Hadaba maxaa soo celceliya diidmada lacagta shilin Soomaaliga, ma xay tahay waxa dowladda iyo ganacsatadaba la gudboon si xal loo helo, arimahaasi ayaanu waydiiyay Abshir Aadan Budeeye oo ah barre katirsan jaamacadda Badda Cas ee Bosaso kana dhiga maadaadada dhaqaalaha.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: