Duqayn Diyaaradeed oo kadhacday Kuunyobarow Shabeelaha Hoose (dhegayso)

HomeWararka

Duqayn Diyaaradeed oo kadhacday Kuunyobarow Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Diyaarado dagaal ayaa duqayn ka gaystay deegaanka Kuunyo barow oo katirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose, dhacdana koonfurta wadanka Soomaaliya. Duqayntan ayaan la ogayn khasaaraha ka dhashay sababo la xiriira isgaarsiiinta oo hawada ka maqan, Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha Hoose Aadan Cumar Madoobe ayaa Maxamud Cabdi Ibrahim uga waramay. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59b8f39c030100196625ea34/Aadan+Cumar+Madoobe_Waraysi_Guddoomiyaha+Kuunyobarow.mp3

Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)
Boqolaal Ruux oo Laga soo Tarxiilay Laascaanood oo Gaaray Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal
Magaaladda Qardho oo laga wado Wacyigelinta &ka hortaga Cudurka Coronavirus (dhegayso)

Diyaarado dagaal ayaa duqayn ka gaystay deegaanka Kuunyo barow oo katirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose, dhacdana koonfurta wadanka Soomaaliya.

Duqayntan ayaan la ogayn khasaaraha ka dhashay sababo la xiriira isgaarsiiinta oo hawada ka maqan, Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha Hoose Aadan Cumar Madoobe ayaa Maxamud Cabdi Ibrahim uga waramay.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: