HomeUncategorized

Rugta ganacsiga & warshadaha ee Puntland, iyo shacabka Bossaso oo cambaareeyey lacagta faalsada ah ee laga dhacay madaarka Galkacyo.

Bossaso, July 08 - Shir looga hadlay saamaynta dhaqaale ee lacagta faalsada ah ee la soo geliyey Puntland ayaa lagu dhaleeceeyey fal dambiyeedka ka d

Wafti dhakhaatiir ah oo uu hogaaminayo wasiirka caafimaadka ee Puntland Dr. Cali C. Warsame oo ka soo degay Galkacyo.
AMISOM oo sheegtay in dawladdu ka taliso inta badan Muqdisho, kase digtay soo noqoshadaha barakacayaasha ee xilligan.
Dowladda Puntland oo ku Baaqday in la Caawiyo dadka ka soo Qaxaya Colaadaha Yemen

Bossaso, July 08 – Shir looga hadlay saamaynta dhaqaale ee lacagta faalsada ah ee la soo geliyey Puntland ayaa lagu dhaleeceeyey fal dambiyeedka ka dhacay madaarka Galkacyo. Ganacsato, indheergarad iyo culimo ayaa shirka ka qayb galay, kana faalooday saamaynta dhaqaale ee lacagta faalsada ahi ay ku yeelan doonto suuqyada ganacsi iyo bulshada Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: