Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Champions League – PSG Il Gaar ah ku hay (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Champions League – PSG Il Gaar ah ku hay (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulamadii ugu horeeyay ee tartanka Champions League heerka guruubyada, waxaana dunida oo dhan ay il gooni ah ku haysaa kooxda PSG oo

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulamadii ugu horeeyay ee tartanka Champions League heerka guruubyada, waxaana dunida oo dhan ay il gooni ah ku haysaa kooxda PSG oo haysta labada ciyaar yahan ee maanta dunida ugu qaalisan.

Ciyaaryahanka kooxda Liverpool Sadio Mane ayaa ku guuldaraystay racfaankii uu ka qaatay kaarkii casaanka ahaa ee uu ka qaatay guuldaradii Manchester City, waxaana saas dhawaaqay xiriirka kubadda cagta Ingiriiska.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

   

 

         

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: