Wasiir Dhaqaaje oo la Kulmay Sarriflayaasha Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Dhaqaaje oo la Kulmay Sarriflayaasha Garoowe (dhegayso)

Kulan u dhexeeya Wasaaaradda Maaliyadda Puntland iyo sarriflayaasha Garoowe ayaa maanta ka dhacay xarunta gobolka Nugaal halkaas oo looga wada hadlay arrimo la xiriira lacagta Shilinka Soomaaliga iyo socodsiinteeda. Wasiirka ayaa markii kulanku soo dhamaaday kormeer ku tagay suuuqa xoolaha, kan qudaarta iyo ganacsatada qaadka. Warbxinta waxaa inoo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59b7f8980101002e222d78fc/Warbxinta+Kulanka+Lacagta+Looga+Hadlayay+Garoowe+By+Cabdi+Xakiin12+sept+17.mp3

MAANHADAL | Maxaa xiga Doorashada 25 MAY ? Su’aal aysan weli ka jawaabin Xukuumada Madaxweyne Deni
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray deegaanka Xera Dhagaxleey oo hoostaga degmada Hobyo.
Dangorayo iyo Hiigsiga Hormarka ee Sannadka 2017

Kulan u dhexeeya Wasaaaradda Maaliyadda Puntland iyo sarriflayaasha Garoowe ayaa maanta ka dhacay xarunta gobolka Nugaal halkaas oo looga wada hadlay arrimo la xiriira lacagta Shilinka Soomaaliga iyo socodsiinteeda.

Wasiirka ayaa markii kulanku soo dhamaaday kormeer ku tagay suuuqa xoolaha, kan qudaarta iyo ganacsatada qaadka.

Warbxinta waxaa inoo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: