Qardho: Qaran Consultants & Construction Company (Qaran Company)

HomeOgeysiis

Qardho: Qaran Consultants & Construction Company (Qaran Company)

Shaqooyinka shirkadda Qaran Consultants & Construction Company waxaa kamid ah: Naqshadeynta guryaha & guryenta Town Planning Qurxin

UD Trucks | DALCO Motors | Waxaad ka heli kartaa baabuurta iyo shirmatoorkooda (dhegayso)
OGAYSIIS: Hargeysa – The Growth Enterprise, Employment and Livelihoods (GEEL)
Farriinta Sheekh cRashiid Maxamed Ismaaciil , Diinta iyo Badbaadada khatarta Covid19 (daawo)

Shaqooyinka shirkadda Qaran Consultants & Construction Company waxaa kamid ah:

  • Naqshadeynta guryaha & guryenta
  • Town Planning
  • Qurxinta dhismayaasha ay kamid yihiin guryaha, hoteelada iyo cusbitaalada iyo wax kasta oo la xiriira dhisme, mid yar iyo mid weyn
  • Dhismayaasha iyo dayactirka waddooyinka

Gudashada howshu waa qaab qandaras ah ama contract oo muddo ama waqti cayiman soconaya.

Shirkadda dhismaha ee Qaran waxay kale oo kuula diyaar tahay kala-iibka guryaha iyo dhulalka. Waxaa Qaran kuugu diyaar ah dhalinyaro baratay Engineering iyo kuwo kale oo u tababaran loona carbiyey habka kala-iibinta guryaha iyo dhulalka.

Qaran Consultants and Construction waxay ku taal Qardho, jidka laamiga dheer ah ee Garoowe-Bossaso ama ka soo horjeedka Sandheere Super Market. Kala xiriir:

Engineer Catoosh | Tel. 090.779.7385 | Tel. 090.791.0648 | Qardho | Puntland

……………………………………

Sawirro Naqshadda Guryaha iyo Hoteelada Qaran Construction hoos ka daalaco

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: