Khasaaraha Qaraxa Xamar (dhegayso)

HomeWararka

Khasaaraha Qaraxa Xamar (dhegayso)

Inta la xaqiiyay labo qof ayaa ku dhintay qaraxa oo ahaa ismiidaamin. Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxshay waxyaabaha qarxa. Goobta qaraxa waxaa hadda soo gaaray gaadiidka iyo shaqaalaha waaxda nadaafadda Gobolka Banaadir, waxayna hadda wadaan olole nadaafadeed. Afhayeenka Ciidamada Booliska ayaa oo goobta gaaray, faahfaahina ka bixyey sida wax u dheceen. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59b6b77a040100bcfbebe7db/qaraxa+xamar_Cod+afahayeenka++Booliska+Gaashaan+Qaasim+Axmad++Rooble_11+sept+17.MP3

Madaxweyne Deni oo kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Gaalkacyo (daawo)
Prof. Jannagale oo taageeray mamnuucidda DP World sheegayna in uu yahay musharrax Madaxweyne Puntland (dhegayso)
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda DFS oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomey Danjire Choi Yeonghan (Sawiro)

Inta la xaqiiyay labo qof ayaa ku dhintay qaraxa oo ahaa ismiidaamin. Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxshay waxyaabaha qarxa.

Goobta qaraxa waxaa hadda soo gaaray gaadiidka iyo shaqaalaha waaxda nadaafadda Gobolka Banaadir, waxayna hadda wadaan olole nadaafadeed.

Afhayeenka Ciidamada Booliska ayaa oo goobta gaaray, faahfaahina ka bixyey sida wax u dheceen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: