Jin iyo Insi, Buug Cusub oo lagu soo bandhigay Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Jin iyo Insi, Buug Cusub oo lagu soo bandhigay Qardho (dhegayso)

Magaalada Qardho ayaa lagu soo bandhigay buug xiiso leh oo loogu magacdaray “Jin iyo Insi” kaasi oo uu qoray aqoonyahan da’ yar, waxaana xafladdii lagu soo bandhigay ka qaybgalay maamulka gobolka iyo degmada, iyo qaar ka mid ah bulshada magaalada Qardho. Hoos kadhegayso warbixinta Maxamuud  Fantastic. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59b64fbd040100433589aa04/Warbixinta+bandhig+buga+qardho+by+fantastic+11_9_2017.mp3

Dowladda Faderaalka oo ka hadashay qaraxyadii khasaaraha gaystay ee Muqdisho
Ciidamo gaar ah oo la Wareegay Xarunta Golaha shacabka Muqdisho
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Magaalada Qardho ayaa lagu soo bandhigay buug xiiso leh oo loogu magacdaray “Jin iyo Insi” kaasi oo uu qoray aqoonyahan da’ yar, waxaana xafladdii lagu soo bandhigay ka qaybgalay maamulka gobolka iyo degmada, iyo qaar ka mid ah bulshada magaalada Qardho.

Hoos kadhegayso warbixinta Maxamuud  Fantastic.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: