HomeUncategorized

Xil. Maxamuud Jaamac Dalas oo aan ka waraysnay dagaaladii maanta ka dhacay Kalabaydh & Widhwidh ee gobolka Sool.

Laascaanood, June 26 - Iska-horimaadyo hubaysan oo khasaare gaystay ayaa maanta ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Sool. Kalabaydh & Widhwidh ayaa

(Dhagaso) Khamiis 14- April – 2016 Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir Caawa Wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan
DHEGEYSO-Kulan looga hadlayey daryeelka deegaanka oo lagu qabtay Buuhoodle.
Ururka Al-shabaab oo xiray xarumaha shirkadaha Nationlink, Telecom & Dahabshiil ee koonfurta Soomaaliya.

Laascaanood, June 26 – Iska-horimaadyo hubaysan oo khasaare gaystay ayaa maanta ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Sool. Kalabaydh & Widhwidh ayaa ka mid ah meelaha dagaaladu ka dhaceen, sida la sheegayna ay sababeen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalada ayaa ka dhashay iska-horimaad dhex maray ciidamo taageersan Somaliland iyo shacabka gobolka Sool oo ka soo horjeeda doorashooyinka Somaliland in ay ka dhacaan gobollada Sool, Sanaag & Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: