Xil. Maxamuud Jaamac Dalas oo aan ka waraysnay dagaaladii maanta ka dhacay Kalabaydh & Widhwidh ee gobolka Sool.

Laascaanood, June 26 – Iska-horimaadyo hubaysan oo khasaare gaystay ayaa maanta ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Sool. Kalabaydh & Widhwidh ayaa ka mid ah meelaha dagaaladu ka dhaceen, sida la sheegayna ay sababeen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalada ayaa ka dhashay iska-horimaad dhex maray ciidamo taageersan Somaliland iyo shacabka gobolka Sool oo ka soo horjeeda doorashooyinka Somaliland in ay ka dhacaan gobollada Sool, Sanaag & Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com