Wafti Federaalka iyo Maamulada Dalka oo Qardho lagu Soodhaweeyey (dhegayso)

HomeWararka

Wafti Federaalka iyo Maamulada Dalka oo Qardho lagu Soodhaweeyey (dhegayso)

Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulada Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug, HirShabeelle iyo Puntland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Qardho. Waftiga waxaa horkacayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland. Duqa degmada Qardho, Cabdisiciid Cismaan, ayaa Qardho ku soodhoweyay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59b2aaf7040100e3ba6f131f/Wafdi+qardho_fed+iyo+maamulada_8+sept+17.mp3

Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha DFS oo ka Hadashay Sababta u u Baaqday Tartankii Cayaaraha Maamulada (dhegayso)
Madaxweynaha Jabuuti: ;”Waxaan ka cabsi qabaa in Baarlamaan uu Shabaab maamulo Soomaaliya lagu dhiso”
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulada Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug, HirShabeelle iyo Puntland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Qardho. Waftiga waxaa horkacayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland.

Duqa degmada Qardho, Cabdisiciid Cismaan, ayaa Qardho ku soodhoweyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: