Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha DFS oo ka Hadashay Sababta u u Baaqday Tartankii Cayaaraha Maamulada (dhegayso)

Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha DFS oo ka Hadashay Sababta u u Baaqday Tartankii Cayaaraha Maamulada (dhegayso)

Wasaarada dhalinayarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa
xaqiijisay in uu dib-udhac ku yimid Ciyaarihii Kubadda Cagta Maamul
goboledyada iyo Gobolkan Banaadir.

Tartankan ayaa qorshuhu ahaa in uu Maanta ka furmo Magaalada kismaayo
ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose,waxaana Wasiirka dhalinyarada ay faah
faahin ka bixisay sababta baaqashadaas.

Khadiijo Maxamed diiriye Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo
Cayaaraha Soomaaliya ayaa sheegtay in War-Murtiyeedkii ay horay u soo
saareen Madaxda dowlad Goboleedyada uu saameyn ku yeeshay tartankaas.

Waxa ay sheegtay in sababo aysan ku laheyn dhalinayarada Kubadda Cagta
oo dhanka Siyaasada uu u baaqday tartankii Maanta furmi lahaa.

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com