Magafe Lagu Qabtay Gobolka Bari oo Warbaahinta Loo Soo Bandhigayo

HomeWararka

Magafe Lagu Qabtay Gobolka Bari oo Warbaahinta Loo Soo Bandhigayo

Laamaha ammaanka ee gobolka Bari ayaa la xaqiijiyey inay gacanta ku dhigeen mid kamid ah raga ugu caansan ee ka ganacsada tahriibinta dhalinyarada ama

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
Guddiga doorashooyinka oo ku baaqay in si deg deg ah loo soo xulo Ergooyinka doorashada Golaha Shacabka (daawo)
Beesha (Gari Koombe) oo yeeshay kulan baallaaran oo ay beeshu ku codsanayso matalaad kursi

Laamaha ammaanka ee gobolka Bari ayaa la xaqiijiyey inay gacanta ku dhigeen mid kamid ah raga ugu caansan ee ka ganacsada tahriibinta dhalinyarada ama tahriibka.

Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf  Maxamed Wacays (dhedo) oo Boosaaso warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay inay qabteen mid kamid ah magafayaashii ugu caansanaa ee gobolka Bari.

Yuusuf Maxamed Waceys (Dhedo) Guddoomiyaha gobolka Bari ayaa shacabka reer Puntland laabta ugu qaboojiyay in ninkan uu ku jiro gacanta Puntland, kaasi oo tahriibiyay dhalinyaro badan.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: