Magafe Lagu Qabtay Gobolka Bari oo Warbaahinta Loo Soo Bandhigayo

Magafe Lagu Qabtay Gobolka Bari oo Warbaahinta Loo Soo Bandhigayo

Laamaha ammaanka ee gobolka Bari ayaa la xaqiijiyey inay gacanta ku dhigeen mid kamid ah raga ugu caansan ee ka ganacsada tahriibinta dhalinyarada ama tahriibka.

Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf  Maxamed Wacays (dhedo) oo Boosaaso warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay inay qabteen mid kamid ah magafayaashii ugu caansanaa ee gobolka Bari.

Yuusuf Maxamed Waceys (Dhedo) Guddoomiyaha gobolka Bari ayaa shacabka reer Puntland laabta ugu qaboojiyay in ninkan uu ku jiro gacanta Puntland, kaasi oo tahriibiyay dhalinyaro badan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com