Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoo

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya  Cabdifataax Cumar Geeddi.

Kaga bogo wixii war dal iyo dibad ugu xiisaha badnaa oo ay ugu horreeyaan:

  • Shilinka Soomaaliga iyo ganacsatada Bossaso
  • Siyaasiyiin iyo oday dhaqameedka beesha Hawiye oo ku sheegay gacangalinta Qalbidhagax mid Dowaladda Soomaaliya lagu majaxaabinayo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: