Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya  Cabdifataax Cumar Geeddi.

Kaga bogo wixii war dal iyo dibad ugu xiisaha badnaa oo ay ugu horreeyaan:

  • Shilinka Soomaaliga iyo ganacsatada Bossaso
  • Siyaasiyiin iyo oday dhaqameedka beesha Hawiye oo ku sheegay gacangalinta Qalbidhagax mid Dowaladda Soomaaliya lagu majaxaabinayo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com