Nabadoon Xaad: “In Wax La Xiro oo Wax la Dilo waa Shaqada Dowladda … Dowladda Dadka Korkiisa lagu Wadaa!” (dhegayso)

Nabadoon Xaad: “In Wax La Xiro oo Wax la Dilo waa Shaqada Dowladda … Dowladda Dadka Korkiisa lagu Wadaa!” (dhegayso)

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay gudbinta Qalbidhagax loo gudbiyey Itoobiya. Hadalo xanaf badan iyo eedeeymo ayaa la isku weydaarsaday wararka ku saabsan in Dawladda Soomaaliya ay Itoobiya ku wareejisay Cabdikarin Qalbidhagax.

Nabadoon Xaad ayaa si adag u taageeray dowladda Soomaaliya, eeddana dusha uga tuuray “dowlad-diidka iyo nabad-diidka Soomaaliya” oo uu ku timaamay cadowga Soomaaliyeed.

Nabadoon Xaad ayaa yiri yaan dadka la jaahwareerin oo yaan loo dhego-nuglaan cadowga Soomaaliya.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Somaliyeey yaanan la,idin dagin markale waa iga digniin sidaan wada og nahay wadankaan masuuliyadiisa qaran nimadiisa sharaf tiisa waxaa masuul ka,ah far maajo iyo kheyre anagana aan kutageernay maanta kama yeeleyno iyaga iyo warbahinada ku,andacoonaya waa laqiyaanay taasi maahan wax uu masuul ku,andacooda ama aan kutageeri karno waxaan kaloo ognahay go,aanka kama dambeysta inow gooyo farmaajo marka inta garaadka leh weygaran kartaa waxaad sibareer ah kugadateeen muwaadin barina bada saaddambana bariga ama wadanka oodhan adinkoo ku,andacoonaya wanala qiyaaanay somalaay sidaas dan inoo maahan ee inteey goori goortahay go,aan kagaara

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com