Ganacsatada Bossaso oo Diiday Qaadashada Shilinka Soomaaliga (dhegayso)

HomeWararka

Ganacsatada Bossaso oo Diiday Qaadashada Shilinka Soomaaliga (dhegayso)

Ganacsatada magaalada Bosaaso ayaan maanta guud ahaan diiday qaadashada lacagta Shilinka Soomaaliga. Arrinkaas waxaan ka waraysanay shacabka degmada Bossaso. Maamulka Gobolka oo hawlgal ka sameeyay maanta suuqyada Bosaaso ayaa dad ku soo xirxiray diidmada shilinka. Xasan Heykal ayaa warbixinta noo haya. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59ac309905010068953d14ee/Warbixinta+diidmada+lacgta+shilin+soomaaliga+Bosaaso_3+sept+17.mp3

Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Qorsheynta XFS iyo K/Galbeed oo kulmay
#LAASCAANOOD: Welwel la’aan ayay salaada Jimce ku oogeen bulshada Laascaanood
Nairobi oo laga daahfuray MADASHA DALJIR

Ganacsatada magaalada Bosaaso ayaan maanta guud ahaan diiday qaadashada lacagta Shilinka Soomaaliga. Arrinkaas waxaan ka waraysanay shacabka degmada Bossaso.

Maamulka Gobolka oo hawlgal ka sameeyay maanta suuqyada Bosaaso ayaa dad ku soo xirxiray diidmada shilinka.

Xasan Heykal ayaa warbixinta noo haya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: