Ciyaarihii Maamul Goboleedyada oo Furmaya iyo Diyaar Garawga Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Ciyaarihii Maamul Goboleedyada oo Furmaya iyo Diyaar Garawga Puntland (dhegayso)

Deegaamada Puntland ayaa waxaa siweyn looga hadal hayaa diyaarinta xulka kubadda cagta Puntland ee ka qaybgeli doona koobka kubadda cagta maamulada da

Ciidamaddda Dowladda oo Howlgalo Kawadda Gobalka Shabeelaha Hoose
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Wasiir cawad oo la kulmay dhigiisa Sweden (Sawiro)

Deegaamada Puntland ayaa waxaa siweyn looga hadal hayaa diyaarinta xulka kubadda cagta Puntland ee ka qaybgeli doona koobka kubadda cagta maamulada dalka ee ka dhici doona dhammaadka sanadkaan magaalada Kismaayo.

Agaasimaha guud ee dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Axmed Cabdalle Tigaana oo waraysi dhowaan siiyey Daljir ayaa qaybta labaad kaga warbixiyey qaban qaabada koobkaasi, la xisaabtanka xiriirada Puntland iyo arrimo kale.

Cabdirashiid Bashiir Maxamuud oo Garoowe jooga ayaa waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: