Wasiir cawad oo la kulmay dhigiisa Sweden (Sawiro)

HomeWararka

Wasiir cawad oo la kulmay dhigiisa Sweden (Sawiro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku baaqay Shir deg-deg ah oo looga arinsanayo ammaanka Caasimadda
MARTISOOR | Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Wax kabadalka Dastuurka,
Qarax ka dhacay Xarunta maamulka gobalka Banaadir

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada Stockholm dhiggiisa Sweden Marwo Margot Wallström, isagoo la yeeshay wadahadal ku qotoma qaabka lagu xoojin lahaa xiriirka Soomaaliya iyo Sweden iyo arrimaha gobolka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga iyo Marwo Margot Wallström waxa ay tilmaameen muhiimadda ay leedahay wax wadaagga Soomaali iyo Sweden iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu xoojinayo.

Sidoo kale labada masuul ayaa adkeeyey sii socoshada howsha wadaagga ah ee dhinacyada badan leh ee wax isdhaafsiga labada dal ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: