Degmada Bandar-bayla oo Mashaariic Horumarineed Laga Hirgeliyey (dhegayso)

HomeWararka

Degmada Bandar-bayla oo Mashaariic Horumarineed Laga Hirgeliyey (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Bandar bayla siciid  Aadan Cali Siciid anteeno oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa kahadlay Mashaariic horu-marineed oo laga hirgaliyay degmada Bandar bayla Mashaariicdaasi oo ay kamid yihiin dhismayaal wadooyin cusub oo degmada dhaxmara Goobo caafimaad xarumo dowladeed iyo goobo waxbarasho. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59a7e8b00e01008136a9c225/siciid+anteeno+.mp3

Taliyaha Ciidanka Xogga oo ka hadlay Howlgalka kadhanka ah Alshabaab
Ahlu Sunna oo la wareegtay deegaano ka tirsan gobolka Gadgaduud
RW Khayre & Safiirrada dalalka Saaxiibka ah Soomaaliya iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo ka hadlay xakameynta COVID-19

Gudoomiyaha degmada Bandar bayla siciid  Aadan Cali Siciid anteeno oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa kahadlay Mashaariic horu-marineed oo laga hirgaliyay degmada Bandar bayla Mashaariicdaasi oo ay kamid yihiin dhismayaal wadooyin cusub oo degmada dhaxmara Goobo caafimaad xarumo dowladeed iyo goobo waxbarasho.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: