Taliye Qodhob,”Weerarkii Jeexdin Waxaa Wada Fuliyey Alshabaab iyo Galmudug” (dhegayso)

HomeWararka

Taliye Qodhob,”Weerarkii Jeexdin Waxaa Wada Fuliyey Alshabaab iyo Galmudug” (dhegayso)

Deegaanka jeexdin oo duleedka bari kaxiga magaalada Galkacyo fariisinna ay kuleeyihiin ciidanka Puntland ayaa xalay waxaa weerar kusooqaaday ciidamo l

Axmed Shire Falagle, Lataliye Madaxweyne Qoorqoor oo ka warramay weeraro halis oo ka dhacay Galmudug
Maxay ka wada hadleen madaxda dowlad Goboleedyada?
Dhahar iyo Ceel Buh oo Roobaysan

Deegaanka jeexdin oo duleedka bari kaxiga magaalada Galkacyo fariisinna ay kuleeyihiin ciidanka Puntland ayaa xalay waxaa weerar kusooqaaday ciidamo lasheegay inay kayimaadeen dhanka Galmudug Dagaalkaan ayaa dhaliyay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawacba leh .

Taliyaha aaga Ciidanka gobolka mudug ee Puntlant Cabdirashiid Qodhob oo Radio Daljir lahadlay ayaa usheegay inay dagaalkaas ay si wada jir ah ay usooqdeen ciidanka Galmudug iyo Al-Shabaab .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: