HomeUncategorized

Wasiirka warfaafinta Puntland oo jawaab ka bixiyey warbixinta Dr. Shamsulbari ee xuquuqul insaanka Somaliya.

Garowe, Mar 31 – Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa maanta shir jaraa’id ku sheegay in dawlada Puntland ay soo dhawayanayso warbixinta Dr. Samsulbari, balse beeniyey dhawr qodobo oo lagu dhaliilay Puntland. La dhaqanka saxaafada, muhaajiriinta, tahriibayaasha, iyo la macaamilka barakacayaasha ayaa ka mid ahaa meelaha ay warbixintu ku dhaliishay dawlada Puntland. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. http://daljir.com/

Badhan: Mudaaharaad looga soo horjeedo Somaliland; Is-rasaasayn aan cidi wax ku noqon oo dhex martay ciidanka Puntland & koox u dabaal degaysa xuska 18-ka May.
DHEGEYSO-Siyaasi Maxamed Cilmi oo baaq u diray madaxda Puntland iyo Galmudug.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo eedayn ujeediyey S/land.

Garowe, Mar 31 – Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa maanta shir jaraa’id ku sheegay in dawlada Puntland ay soo dhawayanayso warbixinta Dr. Samsulbari, balse beeniyey dhawr qodobo oo lagu dhaliilay Puntland. La dhaqanka saxaafada, muhaajiriinta, tahriibayaasha, iyo la macaamilka barakacayaasha ayaa ka mid ahaa meelaha ay warbixintu ku dhaliishay dawlada Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: