Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo eedayn ujeediyey S/land.

?

Garoowe, Nov 28, Xildhibaan Faarax Sulub Jaamac oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Puntland oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegay in maamulka Somaliland kusoo xadgubey Deegaanada Puntland.

?
Wuxuu sheegay in maamulka Somaliland uu xiligan wado qorshe uu ku damacsan yahay inuu khasab ku caburiyo shacabka goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn oo uu sheegay inay ka tirsan yihiin Puntland.
?
Sidoo kale Xildhibaanku Wuxuu sheegay inaysan u dulqaadan doonin dadka sida khasabka ah la doonayo inay ku codeeyaan waa sida uu hadalka u dhigaye.
?
Diiwaanka Wararka?
Radio Daljir
(B)

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com