General Galaal: “Waa Been Qandaraasna Kuma Qaadan Qabashada Sarkaal ONLF ah” (dhegayso)

HomeWararka

General Galaal: “Waa Been Qandaraasna Kuma Qaadan Qabashada Sarkaal ONLF ah” (dhegayso)

Warar kale gadisan ayaa kasoo baxaya nin lasheegay inuu ka tirsanaa ONLF oo ay ciidanka NISA ee dawlada Soomaaliya ay ka xaysteen magaalada Cadaado ee

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhagax dhigay Xarun lagu tababari doono Ciidammada
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Garoowe: Xubinta Sicirka iyo Suuqa.

Warar kale gadisan ayaa kasoo baxaya nin lasheegay inuu ka tirsanaa ONLF oo ay ciidanka NISA ee dawlada Soomaaliya ay ka xaysteen magaalada Cadaado ee xarunta kumeel gaarka ee Galmudug kaaso horjeesteen maamulka Galmudug.

Haddaba General Galaal oo waraysi gaar ah maanta siiyey Daljir ayaa beeniyey warar saacadihii ugu dambeeyey sheegayey inuu qandaraas ku soo qaatay qabashada sarkaalkaasi.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • general galaal maaha nin fiican wuxuu kamid ahaa ragii fashiliyey guushii ciidanka xooga dalka somaliya kaga guulaysteen dagaalkii 1977 dii hadana qabiil daarood nacayb iyo cayda siyaad barre ayuu kashaqeeyaa wuxuu lataliye uyahay jabhada cayr ee itoobiya taageerto ee labaxday ehlusuna haduu nin fiicanyahay ciidanka xooga dalka wax hakdhiso oo khibradiisa somali ha ooga faa iideeyo cimritagay ceeblaguma sagoontiyee

DISQUS: