Baran oo Roobaysan Gacan-iyo-gaari-waa! (dhegayso)

Baran oo Roobaysan Gacan-iyo-gaari-waa! (dhegayso)

Degmada Baran ee gobolka Sanaag iyo qaar ka mid ah tuulooyinka ka agdhow waxaa qabtay roob aad loogu qaboowsaday, dad iyo deegaan. Deegaanka ayaa waxaa horay uga jiray baahi dhanka biyaha, roobkan aad loo sugayeyna waxa uu qabtay degmooyinka Baran, Hadaaftimo illaa iyo inta ka agdhow.

Cabdirashiid Axmed Yuusuf (Cabdirashiid Xawar) waxa uu u waramay Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0