Ururka Ardeyda Puntland ee Boorame (dhegayso)

HomeWararka

Ururka Ardeyda Puntland ee Boorame (dhegayso)

Dhalinyaro reer Puntland ah oo wax ka barta jaamacadda Boorama ayaa samaystay urur ay ku midaysan yihiin dhalinyaradaasi oo ka shaqeeya baahida dhalin

WARBIXIN: Xusuuqa Ciidamadda Kenya ka waddan Gobalka Gedo & Amusnaanta Dowladda Somaaliya
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya
Warbixinta Caleema-saarka beeldaaje Axmed Mataan Xasan

Dhalinyaro reer Puntland ah oo wax ka barta jaamacadda Boorama ayaa samaystay urur ay ku midaysan yihiin dhalinyaradaasi oo ka shaqeeya baahida dhalinyarada, looguna magacdaray MIYO. Ururka ayaa xafiisyo ku leh magaalooyinka Baran iyo Boorama.

Hadaba Maxaytahay ujeedada Ururkan loo aasaasay? Maxamuud Cabdi Maxamed Saalax oo ku magacdheer Shirdoon waa Gudoomiyaha Ururkaasi MIYO ee Baran iyo Boorama.

Wariye Faadumo Deggan ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: