Ururka Ardeyda Puntland ee Boorame (dhegayso)

Ururka Ardeyda Puntland ee Boorame (dhegayso)

Dhalinyaro reer Puntland ah oo wax ka barta jaamacadda Boorama ayaa samaystay urur ay ku midaysan yihiin dhalinyaradaasi oo ka shaqeeya baahida dhalinyarada, looguna magacdaray MIYO. Ururka ayaa xafiisyo ku leh magaalooyinka Baran iyo Boorama.

Hadaba Maxaytahay ujeedada Ururkan loo aasaasay? Maxamuud Cabdi Maxamed Saalax oo ku magacdheer Shirdoon waa Gudoomiyaha Ururkaasi MIYO ee Baran iyo Boorama.

Wariye Faadumo Deggan ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com