Booliska Gobolka Nugaal oo Baaritaan Ku Sameeyey Kufsi Lasheegay Inuu Garoowe Kadhacay (dhegayso)

HomeWararka

Booliska Gobolka Nugaal oo Baaritaan Ku Sameeyey Kufsi Lasheegay Inuu Garoowe Kadhacay (dhegayso)

Taliska bilayska gobolka Nugaal iyo kuwa magaalada caasumadda ah ee Garowe ayaa soo bandhigay baaris ay wadeen muddo dhawr maalmood ah oo la xiriirtay fal kufsi ahaan loo shaaciyey oo la sheegay in lagula kacay haweenka ka mid ah dadka Barakacayaasha ah ee deggan mid ka mid ah kaamamka Barakacayaasha magaalada Garowe. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/599ea8210401003ce7184330/Warbixinta+Bilayska+Garowe+oo+baaris+kadib+been-abuurnimadiisa+xaqiijiyey+fal+kufsi+ahaan+loo+shaaciyey+oo+ka+dhacay+Garowe..mp3

Ciidanka PSF Puntland oo Gobolka Haylaan Gaarsiiyey Raashin (dhegayso)
Masuuliyinta Jaamacadda Bariga Africa Faraca Boosaaso oo Soo dhaweyn u sameyeey Prof Khaliif Barre (dhegayso)
Suuqa wayn ee Bakaaraha Muqdisho oo qayb ka mid ah dab uu qabsaday

Taliska bilayska gobolka Nugaal iyo kuwa magaalada caasumadda ah ee Garowe ayaa soo bandhigay baaris ay wadeen muddo dhawr maalmood ah oo la xiriirtay fal kufsi ahaan loo shaaciyey oo la sheegay in lagula kacay haweenka ka mid ah dadka Barakacayaasha ah ee deggan mid ka mid ah kaamamka Barakacayaasha magaalada Garowe.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: