Janan Maxamed Nuur Galaal: “Ahlusunna iyo Galmudug in Xaaf Yahay Madaxweynaha Kaliya waa la isku Fahmay” (dhegayso)

HomeWararka

Janan Maxamed Nuur Galaal: “Ahlusunna iyo Galmudug in Xaaf Yahay Madaxweynaha Kaliya waa la isku Fahmay” (dhegayso)

Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo kamid ah Saraakiishii hore ee Ciidmada Xoogga Soomaaliya hadana ah sarkaal u istaagay sidii uu u dhexdhexaadin laahaa

Madaxweyne Lafta-gareen oo Baydhabo ku laabtay (Sawiro)
Madaxweyne Farmaajo oo Mooshin laga kenay (dhegayso)
Shaqo joojin lagu sameyeey guddoomiyihi ciyaaraha gobalka Sanaag

Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo kamid ah Saraakiishii hore ee Ciidmada Xoogga Soomaaliya hadana ah sarkaal u istaagay sidii uu u dhexdhexaadin laahaa dhinacyada GalMudug iyo Ahlusunna kuna sugan Cadaado ayaa Radio Daljir uga waramay halkay wax marayaan.

Galaal ayaa sheegay in ay wali socdaan wadahadalada u dhaxeeya Labada dhinac, isla markaana qodobo hordhac ah la isku fahmay oo ay kamid tahay in ciidamada la mideeyo lana isku daro barlamaanka Madaxweynahana uu noqdo mid kaliya oo ah Madaxweynaha GalMudug, Axmed Ducaale Xaaf.

Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe, ayuu jananku u warramay.

Hoos ka daalaco taariikh kooban oo Janaraal Galaal iyo doorkiisii dagaaldii sokeeye!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: