Madaxweyne Farmaajo oo Mooshin laga kenay (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo Mooshin laga kenay (dhegayso)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa aqbalay mooshin xil ka qaadis ah oo ka dhan ah madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya oo ay xildhaano ka tirsan golaha usoo gudbiyeen.

Mooshinkaan xil ka qaadista ah ayey xildhibaanada oo magacyadooda iyo tiradooda la shaacin waxa ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xildhibaanada gudbiyay mooshinkaan ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in dhawaan ay warbaahinta ugu warbixiyaan sababta ku kaliftay in mooshinkaani ay madaxweynaha ka gudbiyaan iyo tirada guud oo ay ka koobanyihiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com