Madaxweyne cQaasim Salaad Xasan: “Madaxweyne Farmaajo Nabadda Xamar iyo Midnimada Soomaaliya baan Isla soo Qaadnay” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Madaxweyne cQaasim Salaad Xasan: “Madaxweyne Farmaajo Nabadda Xamar iyo Midnimada Soomaaliya baan Isla soo Qaadnay” (dhegayso)

Madaxweynaha Somaliya Md. Maxamed Claahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar kula kulmay Madaxweynihii hore ee Somaliya Md. Cabdiqaa

Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad: “Dagaalku waa Tusaale Nidaamka Barakicinta ee Galmudug Hadda Gaalkacyo ka Biloowday” (dhegayso)
Maanhadal: Dhallinta Magaaladda Caabudwaaq & Doorka Nabadda (dhegayso)
Reer Sacuud oo is Afgambiyey iyo MBS oo MBN Xabsi Guri ku Riday

Madaxweynaha Somaliya Md. Maxamed Claahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar kula kulmay Madaxweynihii hore ee Somaliya Md. Cabdiqaasim Salaad Xasan oo muddooyinkii dambaba daganaa magaaladaas Qaahira ee xarunta Masaarida.

Md. Cabdiqaasim Salaad Xasan oo caawa u warramay Radio Daljir ayaa Madaxweyne Farmaajo uga mahadceliyey booqashadaas, isagoo dhanka kalana ka hadlay waxyaabihii ay isaga iyo Madaxweyne Farmaajo ka wadahadleen.

Madaxweyne hore Md. Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa khadka telefoonka ee magaalada Qaahira ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman” oo ku sugan studiyaha Daljir ee magaalada Bossaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: