Waxgaradka Burtinle oo Farriin u Diray Beelo Ku Dagaalamay Buuhoodle (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Burtinle oo Farriin u Diray Beelo Ku Dagaalamay Buuhoodle (dhegayso)

Qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka kunool magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmaratay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn inay shuruurd la’aan xabadda ku joojiyaan wada xaajoodkana qaataan. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/599ab03f010100de4e70577b/Baaq+Nabadeed+waxgaradka+Buurtinle.mp3

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Hay’addaha Gargaarka iyo Dowladda Somaaliya oo Lacago dalbaday
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka kunool magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmaratay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn inay shuruurd la’aan xabadda ku joojiyaan wada xaajoodkana qaataan.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: