Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar Ugu Baxay Wadanka Masar

HomeWararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar Ugu Baxay Wadanka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofay Garoonka Aada

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso.
Waxgarad ka suggan dalka Maraykanka oo sheegay inay ka qayb qadanayaan gurmadka dhaqaalaha..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofay Garoonka Aadan Cabdulle keddib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Masar Mudane Abdulfataax Al Sisi.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadli doona adkeynta xiriirka soojireenka ah ee labada dal iyo iskaashiga dhinacyada Waxbarashada, Beeraha, Socdaalka, Duulista Hawada iyo Tamarta iyo Biyaha.

Safarkn waxaa Madaxweynaha ku wehliya Wasiirka Arrimaha dibadda, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Tamarta iyo Biyaha, Wasiiru Dowlha waxbarashada iyo xildhibaanno

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: