Xaaladda Magaalada Buuhoodle oo Saaka Degan

HomeWararka

Xaaladda Magaalada Buuhoodle oo Saaka Degan

Wararka ka imaanaya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer islamarkaana Shalay uu ka dhacay Dagaal Beeleed u dhexeeya Labo Maleeshiyo ayaa Saakay la

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 44aad
Dekedda Garacad iyo markabkii ugu horeeyay oo maanta ku soo xirtay (daawo)
Axmed Madoobe oo digniin udiray xubno katirsan maamulkiisa

Wararka ka imaanaya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer islamarkaana Shalay uu ka dhacay Dagaal Beeleed u dhexeeya Labo Maleeshiyo ayaa Saakay la soo sheegayaa in ay Xaaladdu tahay mid degen.

Qaar kamid ah waxgaradaka iyo isimada Magaalada Buuhoodle ayaa wada waan-waan iyo Nabadeyn laga dhex wado Maleeshiyaadkii ku Dagaalamay Magaalada oo weli isku hor fadhiya Magaalada Boohoodle.

Dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa Sababay dhimashada Dad ka badan Lix halka Dhaawacuna uu Toban kor u dhaafay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: 0