Xaaladda Magaalada Buuhoodle oo Saaka Degan

Xaaladda Magaalada Buuhoodle oo Saaka Degan

Wararka ka imaanaya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer islamarkaana Shalay uu ka dhacay Dagaal Beeleed u dhexeeya Labo Maleeshiyo ayaa Saakay la soo sheegayaa in ay Xaaladdu tahay mid degen.

Qaar kamid ah waxgaradaka iyo isimada Magaalada Buuhoodle ayaa wada waan-waan iyo Nabadeyn laga dhex wado Maleeshiyaadkii ku Dagaalamay Magaalada oo weli isku hor fadhiya Magaalada Boohoodle.

Dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa Sababay dhimashada Dad ka badan Lix halka Dhaawacuna uu Toban kor u dhaafay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com