Dagaalkii Buuhoodle oo lagu guulaystay in la joojiyo (dhegayso)

HomeWararka

Dagaalkii Buuhoodle oo lagu guulaystay in la joojiyo (dhegayso)

Culimada iyo waxgaradka magaalada Buuhoodle ayaa ku guuleystey kala qaadista laba maleeshiyo beeleed oo maanta iska hor-imaad uu ku dhexmaray magaalad

Guddoomiyaha Degmadda Burtinle oo ka hadlay Colaad kusoo la laabatay gobalka Nugaal (dhegayso)
Ruushka oo ciidankiisa kala baxaya dalka Suuriya
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Culimada iyo waxgaradka magaalada Buuhoodle ayaa ku guuleystey kala qaadista laba maleeshiyo beeleed oo maanta iska hor-imaad uu ku dhexmaray magaaladda Buuhoodle.

Is-kahorimaadka ayaa waxaa ka dhashay lix dhimasho iyo dhaawacyo dhowr qof kuwaasi oo la dhigay xarumaha caafimaadka ee magaalada Buuhoodle.
Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa imminka kasocda dadaalo kale oo lagu doonayo in laga hortago dhibaatooyin kale inay dhacaan.
Sheekh Maxamuud Yuusuf Dhuux iyo Sheekh Maxamuud Cabdi Jaamac oo kamid ah culimadda ku hawlan xasilinta magaaladda iyo heshiisiinta labada dhinac ayaa Radio Daljir la hadlay baaq nabadeedna diray.
Khadar Cawl ayay u warameen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0