Beeraleeyda Puntland,’Dowladdu Waa Inay Maalgelin Ku Samaysaa Dalagyada Beeraha” (dhegayso)

HomeWararka

Beeraleeyda Puntland,’Dowladdu Waa Inay Maalgelin Ku Samaysaa Dalagyada Beeraha” (dhegayso)

Gudoomiyaha iskaashada guud ee beeraleeyda Puntland Cabdicasiis Ismaaciil Maxamuud (Garaad) oo waraysi siiyey Daljir ayaa sheegay inay dowladda Puntland ka codsadeen in muddo sanad ah maalgelin loogu sameeyo beeraha Puntland, si kor loogu qaado wax soo saarka beeraha. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/599554fe0201008e8e0b0fea/Gudoomiyaha+beeralayda+Puntland+.mp3

Maxaa hor yaala madaxweyne Joe Biden oo shalay la dhaariyey? (Waraysi)
Shacabka Qandala oo ka cabanaya biyo la’aan bahsan (dhegayso)
Maamulka iyo shacabka Caluula oo bilaabay dhismaha muhiim u ah isku xirka gobolka (dhegayso)

Gudoomiyaha iskaashada guud ee beeraleeyda Puntland Cabdicasiis Ismaaciil Maxamuud (Garaad) oo waraysi siiyey Daljir ayaa sheegay inay dowladda Puntland ka codsadeen in muddo sanad ah maalgelin loogu sameeyo beeraha Puntland, si kor loogu qaado wax soo saarka beeraha.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: